This is an automated email from the ASF dual-hosted git repository.

marcus pushed a commit to branch main
in repository https://gitbox.apache.org/repos/asf/openoffice-org.git

commit 0363120f4d63817dc2b2671670547b4e50eb0b4f
Author: Marcus <[email protected]>
AuthorDate: Sun May 9 19:18:44 2021 +0200

    Removing directory as it's empty or contains totally outdated information. 
The website with this language is not maintained.
---
 content/so/index.html | 15 ---------------
 1 file changed, 15 deletions(-)

diff --git a/content/so/index.html b/content/so/index.html
deleted file mode 100644
index 7b4cdf5..0000000
--- a/content/so/index.html
+++ /dev/null
@@ -1,15 +0,0 @@
-<!DOCTYPE html>
-
-<html>
-<head>
-<title>Mashruuca Open Officeka oo Soomaali ah.</title>
-</head>
-
-  <body>
-   <h2>Mashruuca Open Officeka oo Soomaali ah.</h2>
-<br> <p><b>OpenOffice.org</b> waa mashruuc dhaqan geliya softwarada xafiissed 
oo furan. Openoffice.org wuxuu ka kooban yahay dhowr qaybood. Waxay kala yihiin 
Writer, Calc, Draw, Impress, Base. <b>Writter</b> waxaad si hagaagsan ugu 
adeegsan kartaa qoraalada kala duwan sida qorista waraaqaha. <b>Calc</b> waxaad 
u adeegsan kartaa dajinta miisaaniyadaha iyo xisaabaadka. <b>Draw</b> waxaad u 
adeegsan kartaa sawirista. <b>Impress</b> wuxuu kuu fududaynayaa sidii aad u 
bandhigi lahayd qoraal,  [...]
-<p> <b>so.openoffice.org</b> waa mashruuca openoffice.org loogu tarjumaayo af 
soomaaliga. Mashruucaan oo hadda ku jira wejigiisa hore ayaa ujeedadiisu tahay 
sidii OpenOffice.org loogu tarjumi lahaa af soomaaliga, si ummadda ku hadasha 
af soomaaliga ay u helaan software tayaysan oo ay wax ku qortaan, xisaabtaan, 
bandhigaan ama wax ku kaydsadaan, isla markaana ku hadlaaya afkooda.</p>  
-<p> Haddii ay aqoontaada kombuyuutarka ama luuqada soomaaliga sareyso oo aad 
rabto inaad ka qayb qaadato mashruucaan la soo xiriir hogaanka mashruuca si loo 
qiimeeyo arjigaada laguuguna ogolaado inaad ka qayb qaadato mashruuca.</p>
-  
-  </body>
-</html>

Reply via email to