Sad News - insulting Islam
Somalia: Ethiopian troops in Somalia using Jaami Mosque as bar, drinking 
alcohol, smoking and dancing in the Mosques in Somalia.

Neighbours of Shekh Abdi Masjid in Mogadishu are concerned and worried about 
the way Ethiopian troops are violating and insulting Islam. Drinking of 
Alcohol, Music is been heard and dancing is taking place in the Mosques where 
once citizens used to hear Adhan, Holy Qur'an and Prayers.

Muslim should not keep quite now all should demand UN and Ethiopian troops to 
immediately withdraw from Somalia and apologize to the Muslims all over the 
world and Somali people at large to insult and disrespect Islam.

Labbayk Ya Mahdi

News in Somali language
Golaha aqoonyahanada xorta ah ee Somaaaliyeed oo Ciidamada Ethiopia ku
eedeeyey iney masaajidada waaweyn ee Muqdisho u bedeleen goobo
lagucaweeyaan
                        
                        
                        
                        
                        Posted: 7/19/2008 4:06:14 PM
                        
                        
                        
                        
                        
                        
                        
                        Shebelle: MUQDISHO
                        , Golaha
aqoonyahanada xorta ah ee Somaaaliyeed oo maanta war saxaafadeed ka soo
saaray magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyey ciidamada Ethiopia ee
fariisinka ku leh deegaanka Cali Kamiin iney goob lagu caweeyo ka
sameeysteen masaajidka Sheekh Cabdi oo ah masaajid weyn oo halkaasi ku
yaala, waxaana war saxaafadeedkaasi lagu sheegay oo kale in falkaasi uu
yahay mid ku xad gudbaya diinta Islaamka iyo xurmada ay leeyihiin
goobaha lagu cibaadeysto, waxayna xuseen in codbaahiyaha masaajidkaasi
xiliyada habeenkii laga maqlo muusik qoob ka cayaaar ah oo ciidamada
Ethiopia ay halkaasi ka shidaan.Sidoo
kale, golaha ayaa si kulul u cambaareeyey ciidamada DKMG Soomaaliya ee
dhowaan lagu soo tababaray dalka Ethiopia , kuwaasoo ku sheegay in
ujeedadii loo keenay hadda ay tahay sidii ay mar kale dagaalo uga hurin
lahaayeen goobaha nabadoon ee dalka Soomaaliya, waxaana war
saxaafeedkaasi lagu sheegay in ciidamadaasi loo soo tababaray sidii ay
u dhibaateyn lahaayeen shacabka Soomaaliyeed ee ay horey uga
barakiciyeen gudaha dalka Soomaaliya.Golaha
aqoonyahanada xorta ah ee Soomaaaliyeed ayaa dhinaca kale soo dhoweeyey
heshiiskii ay magaalada Sanca ee dalka Yemen ku gaareen dhinacyada
midowga maxaakiinta Islaamka ee ka mid ah isbaheysiga dib u xoreynbta
Soomaaliya, waxaana lagu sheegay oo kale warkaasi in heshiiskaas uu
yahay mid wax weyn ka taraya dagaalka looga soo horjeedo ciidamada
Ethiopia ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya. 
                        

                        
                        
                        
                        
                        

                        
                        
                        
                        

                        Shebelle Media Network - Source of Somalia News
Africashia website in kiswahili - www.africashia.bravehost.com


Muslims "must" unite all over the World
and pray for the appearance of al Mahdi (r.a.) the Saviour of mankind 
the descendent of Prophet Muhammed s.a.w.



      __________________________________________________________________
Yahoo! Canada Toolbar: Search from anywhere on the web, and bookmark your 
favourite sites. Download it now at
http://ca.toolbar.yahoo.com.

Reply via email to